Faahfaahin: Nin dhalinyaro oo isku daldalay goob ganacsi oo ku taalla Muqdisho

Meydka C/raxmaan C/llaahi C/casiis ayaa laga soo saaray maanta harqaan dharka lagu tolo oo ku yaalla agagaarka isgoyska dabka ee magaalada Muqdisho ka dib markii uu isdaldalay. Albaabka harqaanka oo xirnaa ayaa la jebiyey, waxaana ka soo muuqday meydka wiilkan oo ka laadlaada xarig qoorta ugu jiray oo loo badinayo inuu isku daldalay. Dadka degaanka … Continue reading Faahfaahin: Nin dhalinyaro oo isku daldalay goob ganacsi oo ku taalla Muqdisho